EEDDO!
Ul bey kula dhici adoo moog!. Mursal, waa 8 jir aan meel na uga bixin tuuladiisa seddex quracleey. Tuuladani nolol xumada waxa ay kala siman tahay tuulooyinka ku hareereysan oo dhan, oo badi wax iyada ku gaar ah maaha. Mid se waa u kaligeed oo ma laha meel alif iy b’a la isugu meersho, tuulooyinka […]