MAYA-DU WAA DHEYMO!
Daneysteyaashu waa ay soo badanayaan, waayo waxaa jira kuwa aanan ‘Maya’ oran Karin. ~ Sanhita Baruah Haa, waxa ay noqotay jawaabcelinta ugu badan ee dalabaadka looga jawaabo. Waxa ay inoogu jirtaa diiwaanka anshax wanaagga iyo edeb fiicnaanta, waxa ay inooga dhigantahay haddii aanad ”Haa” dhihin, in aanad dhowrin anshaxii! Filashada kuwa kale waa ay korortay […]
MAYA-DU WAA DHEYMO! Read More »