Dhibbane dhashay!

Sidaas ayey ku dhasheen, qorshe la’aan iyo qiyaas la’aan, ku dar oo nikaax la’aan ay rag iyo dumar badani isku qaawiyeen ayey ka sammeysmeen oo sidaas ay u sammeymeen ayey sagaal bilood iyo suggeed uur haween u soo jiifeen. Billowgoodii, labo aaney mid walbaa ka ahayn ubad helid iyo doonis caruureed ayey wax isku darsigoodii […]

Dhibbane dhashay! Read More »

EEDDO!

Ul bey kula dhici adoo moog!. Mursal, waa 8 jir aan meel na uga bixin tuuladiisa seddex quracleey. Tuuladani nolol xumada waxa ay kala siman tahay tuulooyinka ku hareereysan oo dhan, oo badi wax iyada ku gaar ah maaha. Mid se waa u kaligeed oo ma laha meel alif iy b’a la isugu meersho, tuulooyinka

EEDDO! Read More »

DEGAANKEYGII MA MOOGI!

Maalin howleedka miyiga maantadaan!. Waxaad kusoo tooseysaa codka shimbiraha, cida Riyaha iyo waxaraha isku araasinaya, dhaxantii xalay-na iskaga warqaadaya, oo aad u biya qaadaneysaa bal inaad salaaddii subax dukato. Waxaad qoolaabaneysaa dabkaaga si ad dhiilaha u cugaaleysato, jalmaddaadana TUC ugu siisato, intey kuu kareysana aanad u meel fadhin oo intaad horbaxyada Idaha ood-qaaddo ayaad waxaraha

DEGAANKEYGII MA MOOGI! Read More »

WORLD SOCIAL WORK MONTH–MARCH

Gaabisyada:- IFSW:INTERNATIONAL FEDERATION FOR SOCIAL WORK.  Cilmigan/xirfaddaan waxaa asaas u ah Xorriyadda Shaqsiga iyo xuquuqdiisa bini-aadannimo oo la dhowro, ayadoo aan lagu xadgudbeyn qofna xoolihiisa, sharafkiisa, ehelkiisa iyo fekraddisa. Socialwork waxay asal u tahaywax ka qabashada dhibaatooyinka ragaadiyay bulshooyinka ee ay ka mid yihiin Saboolnimada iyo Cadaaladdarrada, waxa a si qoto dheer ugu xiran tahay

WORLD SOCIAL WORK MONTH–MARCH Read More »

Dibirtii dalxiiska afgooy-ye.

Maalin aan dheereyn ayaan ku soo qoray WhatsApp status keyga “maalinta ciidda yaan safar afgooye ah iskula rafiiqnaa, ani kooow”. Saaxiibbo dhowr ah ayaa ii sheegay inay diyaar yihiin oo aan baxeyno. Intaanan billaabin qabanqaabada dalxiiska beeraha afgooye, ayaan is maqalnay Hussein Dhaakul  maalinkii iidda, iina sheegay  war nuxurkiisu ahaa ” sucaadeey berri laba saac

Dibirtii dalxiiska afgooy-ye. Read More »

Verified by MonsterInsights