DEGAANKEYGII MA MOOGI!
Maalin howleedka miyiga maantadaan!. Waxaad kusoo tooseysaa codka shimbiraha, cida Riyaha iyo waxaraha isku araasinaya, dhaxantii xalay-na iskaga warqaadaya, oo aad u biya qaadaneysaa bal inaad salaaddii subax dukato. Waxaad qoolaabaneysaa dabkaaga si ad dhiilaha u cugaaleysato, jalmaddaadana TUC ugu siisato, intey kuu kareysana aanad u meel fadhin oo intaad horbaxyada Idaha ood-qaaddo ayaad waxaraha […]
DEGAANKEYGII MA MOOGI! Read More »