Babbo, babbo Calanyahow!
Waxaad tahay gabal maro ah, laakiin wax badan ayaad calaamadsanaysaa….. Sanad waliba 26-ka June iyo 1-da luulyo, Soomaaliya iyo dadkeeduba waxa ay ku xadreeyaan dareen waddaniyadeed, iyada oo guud ahaan ummaddu ay u dabbaal degto maalmaha xoriyada, iyo maalinta midnimada labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur. Dabbaaldeggani waxa la xusaa maalmihii taariikhiga ahaa ee lagu […]
Babbo, babbo Calanyahow! Read More »










