MAS’UULKII YARAA!
“Dhankee ayaad rabtaa inaad u goyso laamiga?” ayaan weydiiyay, maadaama uu taagnaa bartanka. “DHINACAAS” Ayuu iigu halceliyay. Waa isla dhankii aan u socday e, Intaan gacanta qabtay oo la tallaabsaday, ayaan gacantii kalena ugu haatiyay Gawaaridii arooreysay, si ey nooga joogsadaan, annaguna aan tartiib ugu laafyoonno!. Markaan dhinacii isla marnay, ayuu yiri ” EEDDO, ma […]








