Soo koobid: A Thousand Spelindid Suns
“Qaanuunka waa la dabbaqaa oo la dhaqangeliyaa haddii uu danaha nin u adeegayo.” ~Leyla Ma ogi waxa ay xeerarka dunidu u yihiin kuwo uun lagu xaddido dumarku. Waligey baan is weydiiyaa maxaa qiyaasta dhaawaca soo gaari kara qof dumar ah uu uga badanyahay, kan nin soo gaara! Maxay dulmiyeyaashu u yihiin rag, qaarad walba iyo […]
Soo koobid: A Thousand Spelindid Suns Read More »









