Blog

Your blog category

Young Researcher: Reflection on Passion and Growth in the World of Research

We often find ourselves engaged in activities in our spare time. We might engage in lively chats, hobbies, or immerse ourselves in the digital world, scrolling through social media platforms. The rest of the time, we are busy! We’re busy working, relaxing, eating, and sleeping! What else do we humans do? We wake up, start […]

Young Researcher: Reflection on Passion and Growth in the World of Research Read More »

Babbo, babbo Calanyahow!

Waxaad tahay gabal maro ah, laakiin wax badan ayaad calaamadsanaysaa….. Sanad waliba 26-ka June iyo 1-da luulyo, Soomaaliya iyo dadkeeduba waxa ay ku xadreeyaan dareen waddaniyadeed, iyada oo guud ahaan ummaddu ay u dabbaal degto maalmaha xoriyada, iyo maalinta midnimada labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur. Dabbaaldeggani waxa la xusaa maalmihii taariikhiga ahaa ee lagu

Babbo, babbo Calanyahow! Read More »

kalmaddeydii metelaadda dufcada 23aad ee jaamacadda muqdishu!

Salaan iyo mahadcelin. Waxaan ahay Sucaad Cariif. Ardayad maanta ka mid noqoneysa bahda qalinjebiyeyaasha jaamacadda muqdisho.  Waxaan u hadlayaa dhammaan inta ay madaxooda koofiyaddu ku xardhantahay hablo iyo wiilalba.  Waxa aan qireynnaa Hufnaanta iyo Weynida Eebbe ugana mahadcelineynnaa garabgalkiisii. Alxamdulillaah!  Waxaan mahadsanidiin wadar ah leennahay, waalidiinteenna,  goleyaasha sare, nuwaabta jaamacadda iyo guddoomiyaha guud ee jaamacadda

kalmaddeydii metelaadda dufcada 23aad ee jaamacadda muqdishu! Read More »

MAHADSANID ABBAAYO

Duni hammi iyo isriixriix ah, duni uu qofwalba u harjadayo gaarista guulo iyo yoolal gaar ah, duni uu qofwalba sugayo in waayuhu u marag kaco si uunna oogu mahadceliyo. Mahadcelintu, waa door ka maqan shakhsiyaad badan se ay waxbadani ku seegganyihiin, in aad mahadnaqdo Eebahaana horreysiiso, addoonkiisana xejiso waa saxnaanta dunidan. Sadarradan waxa aan rabaa

MAHADSANID ABBAAYO Read More »

SOO KOOBID:

FALANQEYNTA; SH.ABDIRAHMAN BASHIIR EE DAGAALKA FALASTIIN IYO ISRA’IL Adduunku wuu xoroobay ilaa Falastiin baa dhiman. Anigu Damiir ahaan iyo Caqiiddo ahaan waxa aan la jiraa xoriyad doonka Falastiin.~ Sh.Abdirahman Bashir 7da October-Sabtigii, waxa qormay taariikh ku cusub dunida, qidda ahaan iyo filasho ahaan ba, dagaal u dhacay si ka duwan sidii dagaallada Bariga Dhexe laga

SOO KOOBID: Read More »

MAYA-DU WAA DHEYMO!

Daneysteyaashu waa ay soo badanayaan, waayo waxaa jira kuwa aanan ‘Maya’ oran Karin. ~ Sanhita Baruah Haa, waxa ay noqotay jawaabcelinta ugu badan ee dalabaadka looga jawaabo. Waxa ay inoogu jirtaa diiwaanka anshax wanaagga iyo edeb fiicnaanta, waxa ay inooga dhigantahay haddii aanad ”Haa” dhihin, in aanad dhowrin anshaxii! Filashada kuwa kale waa ay korortay

MAYA-DU WAA DHEYMO! Read More »

Dead Aid/ Cad-Quudheed; faallo

Maxaannu Gargaarku Mirodhal u ahayn, Afrika se la Gudboon? “Gargaarka shisheeye waa halka uu ku aroorayo dib-u-dhaca Afrika, saboolnimada baahsan ee Afrika ayuu isagu sabab weyn u yahay, inta uu socdana u noqonayaa” “ Aynu ganacsanno Afrikaay” Dambisa Moyo. Dambisa Moyo, qoraa Afrikaanad ah, dunida galbeedka kusoo dhaqantay, wax kusoo baratay, kana soo shaqeysay, buuggaanna

Dead Aid/ Cad-Quudheed; faallo Read More »