Afsoomaali

Dhul Aan Riyadu Rumoobin; Xaqiiqada Soomaaliya

Aaheyo, faraq weyn ayaa u dhexeeya Riyada iyo Xaqiiqada. Bad weyn aragtiyo iyo doonisyo ah, qof walibana ay mas’uuliyaddiisa tahay in uu noqdo jilaaga koowaad iyo xiddiga filimkiisa, qoraaga sheekadiisa, iyo injineerka riyadiisa. Se hubaashu tahay in masraxa cayaartu aanu u agaasinneyn si siman. Masraxyo aan lahayn agab ku filan si ay u weriyaan sheekada

Dhul Aan Riyadu Rumoobin; Xaqiiqada Soomaaliya Read More »

MAGTA, MAGTA, MAGTA

Ma saxbaa in waxa ay bulshooyinku lama taabtaan u bixiyaan ay xaqiiqo geed-ka-go’an ah ay tahay? Marar badan maya e waa dhoodhoob mudan in la ceebeeyo. Aan u imaado teyda e; aniga iyo dumarkaba magteennu 50 maaaha!. Dooddan u kaalay, hase ii danbeysee aan xuso dhowr mowduuc oo isla muuqaalka ay gabadhu uga hadashay kana

MAGTA, MAGTA, MAGTA Read More »

Dilaa Nafeed: Dhafarka

Raadso qofaf aad diirrimaad iyo dareen negaasho ka heleyso, dabbaq talooyinka dhakhtarkaaga oo naftaada, caqligaaga, cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ceymi. In kasta oo laga yaabo in aynaan inta badan ka fikirin sababta aan u seexano, badideennu waxa aan qirsannahay in hurdada aan ka helno fiicnaan. Waxa aan ku dareennaa reynreyn, firfircooni, farxad, iyo karaan wanaagsan oo

Dilaa Nafeed: Dhafarka Read More »

Habeen iyo Hargeysa

Hargeysa, caasimadda Somaliland. Dhowaan, ayaan markeygii koowaad u safray hargeisa, sawirka aan ka heystay iyo waxa aan kala soo kulmay wax aad u kala fog ayey noqdeen! Dabcan, waxa uu ahaa mid qurux badan, waayoo waan u hamuun qabay inaan mar uun booqdo, ugu danbeyn se nasiibka iyo qorshaha ayaa igu simay. Intii aaney degin

Habeen iyo Hargeysa Read More »

Verified by MonsterInsights